Maxaa ka jira in dowlada Somalia fasaxday in dalka la keeno Qaadkii Kenya?

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa shaaca ka qaaday in wixii hadda ka dambeeya ganacsatadu ay Qaadka kala soo degi karaan meel kata oo ay doonaan. Hadalka Wasiirka ayaa jawaab u ahaa eedeyn ka soo yeertay qaar ka mid ah ganacsatada Qaadka oo sheegeysay in DF ay ka ganacsiga Qaadka u xirtay … Continue reading Maxaa ka jira in dowlada Somalia fasaxday in dalka la keeno Qaadkii Kenya?